Al Shabaab oo shaacisay cida ay la beegsadeen Qaraxii xalay ka dhacay Muqdisho

Waxaa xalay fiidkii Laamiga Maka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho gaar ahaan afaafka hore ee Baar Italia ka dhacay qarax xoogan oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay . Qaraxan waxaa ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac dad shacab ah soo gaaray, waxaa sidoo kale qaraxan oo ahaa mid aad u … Continue reading Al Shabaab oo shaacisay cida ay la beegsadeen Qaraxii xalay ka dhacay Muqdisho